Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xisbiyada Siyaasada PL oo xaqiijiyay in ay Doorashada Qof iyo Cod ka qaybgalayaan
    Somalia

    Xisbiyada Siyaasada PL oo xaqiijiyay in ay Doorashada Qof iyo Cod ka qaybgalayaan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 18, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sidii la filayay Xisbiyada iyo Gudiga Doorashada wadajir ayay Shir jaraa’id uqabteen saakay oo Sabti ah.

    Lix ka mid ah Xisbiyada oo ay ka maqan yihiin Labo,waxay xaqiijiyeen in ay Doorashada si buuxda ugalayaan shuruud la’aan.

    Go’aanka Xisbiyada,waxuu sii xoojinayaa dooda MW Deni ee Doorasho Qof iyo Cod ah.

    Sida muuqata MW Deni Mucaaradka diidan Doorashada Qof iyo Cod legdin Siyaasadeed,ayuu ku dhuftay oo wada hadal iyo Gacan furan,ayuu ugu baaqay.

    Mucaaradku Wada xaajoodka ma diidi karaan oo waxay noqonayaan qaswadayaal,sidoo kale ma oran karaan Qof iyo Cod hala joojiyo si toos ah.

    Kubad Siyaasadeed oo ay adag tahay in ay ka badbaadaan Mucaaradka diidan Doorashada Qof iyo Cod,ayuu Deni ku laaday.

    Isniinta Baarlamaanka,ayaa ansixin doona Xeerarka Doorashada Qof iyo Cod lagu galayo.

     

    Sidii la filayay Xisbiyada iyo Gudiga Doorashada wadajir ayay Shir jaraa'id uqabteen saakay oo Sabti ah.

    Lix ka mid ah Xisbiyada oo ay ka maqan yihiin Labo,waxay xaqiijiyeen in ay Doorashada si buuxda ugalayaan shuruud la'aan.

    Go'aanka Xisbiyada,waxuu sii xoojinayaa dooda MW… pic.twitter.com/ZMkj5kCJlC

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) November 18, 2023

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.