Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xog cusub:-Itoobiya miyay u aqoonsanaysaa Jamhuuriyad Somaliland?
    Somalia

    Xog cusub:-Itoobiya miyay u aqoonsanaysaa Jamhuuriyad Somaliland?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 24, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sida xoguhu sheegayaan Abiy ilaa iyo hada,waa lagu qancin la’a yahay in uu ka baaqsado Aqoonsiga SL.

    Sacuudiga,Turkiga iyo Kenya,ayaa ka mid ah Dowladaha xiriirka tooska ah la samaynaya Itoobiya ee ka codsadanaya in uu dib udhigo heshiiska SL.

    Sida lagu helay Xog si hoose usoo baxday Itoobiya,waxay soo saaraysaa war cad oo uqornaan doona sida tan….

    “Waxaan cadaynaynaa in Somaliland uqalanto aqoonsi Dowladeed oo ay ka hesho caalamka,Anaguna,waxaan ka shaqayn doonaa sidii ay ku heli lahayd,waxaana ka bilaabi doonaa Baarlamaanka Itoobiya”.

    Waa war khatar ku ah Midnimada Dhuleed iyo Madaxbanaanida Qaranimo ee Somaliya.

    Ma gaarsiisna warkan kii SL rabtay,balse waa garab istaagii ugu sareeyay oo ay uhesho baadigoobka ay ugu jirto ictiraaf doonkeeda.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.