Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xog cusub:-Muuse oo ay ubadan tahay in looga guulaystay Doorashada
    Somalia

    Xog cusub:-Muuse oo ay ubadan tahay in looga guulaystay Doorashada

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 14, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Muuse,waxaa Gacantiisa ka baxay Gudigii Doorashada oo uu isku halaynayay.

    Maxkamada Dastuuriga ah oo iyaduna isbadali karta,ayaa ku harsan haatan.

    Ilaa Shalay xaalku,waa uwacnaa Muuse oo xogaha usoo dhacayay,waxay usheegayeen in goob walba oo Doorasho isagu ku horeeyo,waxaana si fiican ula Shaqaynayay Gudiga Doorashada ee uu aaminay.

    Sidoo kale,waxaa ka wareegtay Muuse Dowlada Itoobiya oo la Shaqaysay Cirro iyo Mucaaradka.

    Sida aan xogaha ku helay,waxaa si weyn udhexgalay Wardoonka Ismaaciil Cumar Geelle.

    Muuse,waa laga helay Doorashada,waana laga guulaystay,waxa kaliya ee uu samayn karaa diidmo qayaxan iyo dagaal toos ah,waa xogta taal Xarumaha muhiimka ah ee SL.

    Safiirada utagay,waxay usheegeen in uu aqbalo natiijada oo BC,waxay haysataa xog ay si hoose ugu gudbiyeen Gudiga Doorashada.

    MW SL 5-ta Sano ee soo socota,waa Cirro hadii Muuse aqbalo natiijada,sida ay sheegayaan xogaha ugu danbeeya.

    JQ

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.