Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xog:-Dagaalka Gobolka Gedo Ee JL iyo Maamulka Xasan Shiikh
    Somalia

    Xog:-Dagaalka Gobolka Gedo Ee JL iyo Maamulka Xasan Shiikh

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 23, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maleeshiyaad ay soo abaabushay Villa Muqdisho,ayaa kasoo duulaan tagay Beledxaawo,waxayna soo gaareen Dooloow.

    Wefti Wasiiro ah oo JL ka socda,ayaa Garoonka kasoo degay,waxayna ku biireen weftigii hore ee sii joogay,kuwaasoo M.xigeenka iyo W.Amniga JL ay hogaaminayeen.

    Kadib Maleeshiyaadka Beledxaawo,waxay weerar ku ekeeyeen weftigaas iyo Garoonka oo ay ku sugnaayeen Ciidan yar oo ilaalo ahaa.

    Ciidamada Itoobiya,ayaa Laba Urur kasoo gudbiyay Xuduuda,waxayna Dharbaaxo ku dhufteen Maleeshiyaadkii Beledxaawo.

    Haatan Magaalada xaaladeedu,waa degan tahay,waxaana Gacanta ku haysa JL oo ay kaabayso Dowlada Itoobiya.

    Dhanka Kulbiyow Maamulka JL oo tagay Magaalada,ayaa rabshado,waxaa kala hor tagay Gudoomiyihii hore,waxaase gaaray Ciidamo xoogan oo JL ah.

    Majirto,wax Qaran Somaliyed la yiraahdo.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.