Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xog hordhac ah:-Magacaabista Golaha Wasiirada cusub Ee Puntland
    Somalia

    Xog hordhac ah:-Magacaabista Golaha Wasiirada cusub Ee Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 9, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Golaha Wasiirada cusub ee PL Maalinka Sabtida ah,ayaa Gacanta lala galayaa.

    25-ka Bishan,ayaa la filayaa in la shaaciyo oo lagu dhawaaqo.

    Dadka la filayo in ay kasoo dhex muuqdaan,waxaa ka mid ah oo xogaha hordhaca ah sheegayaan…..

    1.Cabdirisaaq Khaliif oo loo badinayo Arimaha Gudaha ama Waxbarashada.

    2.Gablax oo iska casilaya Xildhibaanimada noqon doonana sida la filayo Wasiirka “B” ee Beesha Cumar Maxamuud.

    3.Fu’aad Gudoomiyaha G.Doorashada in uu noqonayo Wasiirka Maaliyada way sii xoogaybaysaa xogtiisu.

    5.Ina Gaadayare Nin lagu magacaabo oo kasoo jeeda Beesha Abokor Ciise in uu noqonayo Wasiirka Qorshaynta ayay ubadan tahay.

    6.Dhaqaaje ama Liibaan Nin la yiraahdo midkood in uu noqonayo Wasiirka Amniga ayay ubadan tahay.

    Geedi Caano leh Ninkii keenay ee Juxaa,in uu lumiyo Wasiirka ayay ubadan tahay,waxaase jira xogo sheegaya in uu noqon doono Gudoomiyaha Gudiga Doorashada.

    Gacan yarihii iyo Khasnajihii Madaxaweynaha Dhabancad,waa luminayaa Wasaarada,wuxuuna noqon doonaa Lataliyaha MW.

    50-jirkii Dhalashada dhigtay,iyadoo Xabadi Garowe ka dhacayso,waxuu dib ugu laaban doonaa Qurbihiisii iyo Australia,waxaana booskiisa buuxin doona Ina adeerkiisa ka macnaha badan ee Maxamed Faroole.

    Ninkii sida adag ula hadli jiray Mucaaradka ee Warfaafinta,waxay ubadan tahay in uu lumiyo Kursiga oo aysan ushafeeca qaadin difaaciisii adkaa.

    Intaas waa hordhac lagu sugi karo kama danbaysta.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.