Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran
    Puntland

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 6, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dagaalkan Maraykanka,waxaa uga dhintay 15 Askari,waxaana uga baxa maalinkii $1-Bilyan.

    Ilaa iyo hada,waxaa dagaalkan uga baxay dhaqaale gaaraya $43 Bilyan.

    Burburka diyaaradaha qaaliga ah ee kasoo gaaray Maraykanka dagaalkan,waa…….

    1. Afar diyaaradood oo F-15-E ah oo midiiba tahay $87-Milyan,iyadoo qayb ahaan ay ku burbureen Xabad Sxbtinimo oo Kuwayd ah.
    2. Hal diyaarad oo F-35 ah oo dhaawac soo gaaray,taasoo qiimaheedu yahay $100-Milyan.
    3. Hal diyaarad oo A-10 Thunderbolt 11 ah,ayaa ka burburay,taasoo qiimaheedu yahay $19-Milyan.
    4. Hal diyaarad oo E-3 Sentary Awacs oo qiimaheedu yahay $270-Milyan,wuxuuna Maraykanku noocaanba haystaa 17-xabo oo kaliya,waana diyaarad halkii mar weerari karta 600 oo bartilmaameed,waxaana ay ku burburtay garoon diyaaradeed oo Sacuudiga ah oo ay fadhiday.
    5. Hal diyaarad KC-135 stratotanker oo Booyad ah oo qiimaheedu yahay $52 Milyan.

    6.Hal diyaarad CH-47 Chinook oo qiimaheedu yahay $38-Milyan,waxaana ay ku burburtay garoon ku yaal Kuwayd,iyadoo fadhida.

    1. Dron- MQ-9 Reaper oo gaaraya 17-xabo oo qiimaheedu yahay midiiba $26-Milyan.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.