Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xog:-Kulanka Xasan Sh iyo Sadexda Dowlad Goboleed
    Somalia

    Xog:-Kulanka Xasan Sh iyo Sadexda Dowlad Goboleed

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 28, 2024No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ilaa Galabta in ay soo saaraan Warmurtiyeedkooda ayay ubadan tahay Xasan iyo Sadexda DG.

    Warqada kasoo bixi doonta xogaha hordhaca ah ee laga helayo,waxay sheegayaan in ay kusii adkaysan doonaan qorshahoodii mudo kororsiga….

    1.In Hal Sano lagu qabto Doorashooyinka Dowladaha Hoose,taasoo loo samaynayo hab raac mudaysan.

    2.In Gudi Doorasho oo Hal mid ah la sameeyo.

    JL,waxaa uga qorshaysan in la inkiro maqnaanshaheeda hadii ay Aamuska ay aamusan tahay kusii jirtana si la mid ah looga aamuso oo Shaqada la wato,hadiise ay JL hadasho oo ka hor timaado Warkooda in ay ku qaadaan dagaal Cir iyo Dhul ah.

    Sida ay sheegayaan xogo laga helayo Xamar,waxaa jiray kulan ay ka yeesheen Faarax Cabdiqaadir,Balcad iyo Xamse,kaasoo lagu gorfaynayay sida loola dirirayo Axmed Madoob,waxaana kulanka keenay haelgalo uga doyaarsan gudaha Kismaayo Xamse.

    Dhanka kale Kenya,way ku warcelisay Xasan,waxayna usheegtay in Axmed ka tala diiday,isla markaana Qodobo dood ah soo gudbiyay.

    Kenya,waxay Xasan iyo kooxdiida usheegtay,hadaad danaynaysaan,waan idin la wadaagi karnaa dooda Axmed,balse Xasan iyo kooxdiisu,waxay ugu jawaabeen naga wars uga.

    Qodobka muhiimka ah,waa in ay Xasan iyo kooxdiidu Kenya waydiiyeen mowqifkooda ku aadan khilaafka Axmed iyo iyaga,waxayna Kenya usheegtay markay timaado Kenya iyo mowqifkeeda in ay ilaalinayaan Nidaamka Dowladnimo ee Somaliya oo ay Villa Somaliya ku raacayaan mowqifka ay ka qaadato,taasoo umuuqata War Diblomaasiyadeed.

     

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.