Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xog:-Maxaa kala socotaa mashruuca horumarinta Ee New Muqdisho?
    Somalia

    Xog:-Maxaa kala socotaa mashruuca horumarinta Ee New Muqdisho?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 23, 2025No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa Shirkad Xasan Shiikh leeyahay oo lagu magacaabo (New Mogadishu Development Corporation).

    Shirkadan,waa mida suuqa gaynaysa Mashruucan oo ka kooban Afar qaybood oo kala ah…..

    1.Qaybta Tamarta.
    2.Deked.
    3.Garoon diyaaradeed.
    4.Aag Canshuuraha ka caagan.

    Maalgelinta,waxaa laga raadinayaa….

    1.Wadamada Khaliijka.
    2.Shiinaha.
    3.Turkiga.
    4.Ganacsatada Somalida.

    Mashruucan,waxaa ku baxaya dhaqaale gaaraya $4-Bilyan…..

    B.$1-Bilyan Garoonka Diyaaradaha.
    T $1-Bilyan,Dekeda.
    J.$1-Bilyan Tamarta.
    X.$1-Bilyan Aaga Canshuuraha.

    Wajiga koobaad,waa dhismaha garoonka oo ku kacaya $1-Bilyan oo ay ku jirto Wado ku kacaysa $300-Milyan oo isku xiraysa garoonka iyo Magaalada.

    Ujeedka Xasan?

    1.Mid Qabiil.
    2.Mid Dhaqaale.

    Mida Qabiilka,wuxuu rabaa in uu Beesha Abgaal ugu hiiliyo Qalinka Dowladnimada.

    Mida dhaqaalaha,isaga iyo kooxdiisa,ayaa iska leh Shirkada Mashruucan wada.

    Maxaa qorshe u ah PL?

    Xasan,wuxuu la tartami doonaa Itoobiya iyo Kenya oo waa ka gudbayaa la tartanka PL hadii mashruucan hirgalo.

    1. Waa in aan si ka xoog badan sida aan hada aan udhaqano ugu qabsanaa Qalinka Dowladnimo Xasan.
    2. Waa in aan kor uqaadnaa hawlgalkeena dibada oo Wasaaradeena qorshaynta ,waliba qaybta xiriirka caalamiga ah ay si weyn ushaqaysaa.
    3. Waa in la dhisaa Xaafiiska xiriirka dibada oo ay hoos yimaadaan ilaa 10-Xaafiis oo Ganacsi oo Wadamo muhiim ah laga furo.

    4.Xildhibaanada PL ee Xamar ku matala intooda damiirka leh in ay hadlaan oo Xasan ku qabsadaan Qalinka Somaliya ugu adeegayo Mashruuca Muqdisho.

    See ku dhici kartaa $4-Bilyan oo Magaca Somaliyed lagu helayo in hal Magaalo lagu shubo,taasoo ilaa 60-kii Hantidii Somaliyed horay loogu shubay.

    Majirto Somali kale oo Xasan wax ku haysata ama fahansan qorshihiisa ama awood uleh in ay la loolanto.

    SL,waxaa xayiray rabitaankeeda goosashada oo ka lumiyay fursadaha jira.

    Home Main

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.