Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xog:-Muuse Biixi oo diidan in loogaga adkaaday Doorashada
    Somalia

    Xog:-Muuse Biixi oo diidan in loogaga adkaaday Doorashada

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 17, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Muuse,waxa uu shiriyay Golihiisa Wasiirada iyo Saraakiishiisa Ciidanka,isagoo hordhigay Doorashadii iyo Natiijadeedii siday u arkaan.

    Wasiirada iyo Saraakiisha Ciidanka qaar,waxay soo jeediyeen in laga helay Doorashada oo la aqbalo.

    Wasiir Cali Mareexaan,ayaa ka mid ahaa Wasiirada soo jeediyay in la aqbalo Natiijada.

    Saraakiisha soo jeediyay in la aqbalo natiijada,waxaa ka mid ahaa Talyaha Booliska.

    Ugu danbayn,waxaa kulan gaar ah wada galay Muuse iyo Kaahin markay mudo ku wada jireen Qol,way soo baxeen,waxayna fasaxeen Golihii,iyaga oo aan sheegin go’aanka lawada qaadanayo.

    Taageerayaasha Muuse,waxay aaminsan yihiin in aan laga helin Doorashada,halka kuwa Cirro aaminsan yihiin in ay heleen Doorashada.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Wakiilka QM,wuxuu gaarsiiyay Aadan Madoobe Warqad ka socotay BC .

    March 2, 2026

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Iran iyo Maraykanka-Israa’iil?

    March 2, 2026

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Maraykanka/Israa’iil iyo Iran

    March 1, 2026
    Latest Posts

    Wakiilka QM,wuxuu gaarsiiyay Aadan Madoobe Warqad ka socotay BC .

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Iran iyo Maraykanka-Israa’iil?

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Maraykanka/Israa’iil iyo Iran

    Xasan Shiikh oo hawada ka celiyay diyaaradii siday Xildhibaanada PL ku matalayay Baarlamaanka

    Madaxweynaha PL oo wadatashi ugu yeeray Xildhibaanada Labada Aqal Baarlamaanka Fadaraalka ku matala PL

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay dilka hogaamiyihii sare Ee Iran?

    Yaa lala dilay hogaamiyihii sare Ee Iran?

    Iran oo weeraro ku ekaysiisay Wadamada Khaliijka Carbeed

    Faahfaahin khasaaraha ka dhashay weerarada Iran Ee Imaaraadka

    The Ministry of Defence (MoD) announced that the UAE today was subjected to a blatant attack

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.