Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xog:-Safaradii Xasan Shiikh Ee Wadamada Bariga Afrika
    Somalia

    Xog:-Safaradii Xasan Shiikh Ee Wadamada Bariga Afrika

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 23, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowlada Somaliya,waxaa ka dalbaday booqashooyinkan uu ku maray Xasan Shiikh Wadamada Ciidamadu ay ka joogaan Somaliya African Peace and Security oo Gacanta ku haya hawlgalka Midowga Afrika ee Somaliya,isla markaana kala Shaqeeya Qaramada Midoobey.

    Ujeedka booqashadan loogu diray Xasan,waa in Wadamadaas Madaxdooda Siyaasiyan ay la qaataan hawlgalka Cusub iyo soo afjarida midkan Atmis.

    Sida qorshuhu yahay hawlgalka cusub,waxa uu toos ubilaaban doonaa Bisha 1-Aad Sanadka danbe,iyadoo ilaa iyo hada la hubo in ay qayb ka noqonayaan Ciidamada Kenya iyo Uganda.

    Itoobiyaanka,waxaa si cad udiiday Maraykanka oo ku adkeeyay Somaliya iyo Midowga Africa in laga saaro hawlgallka.

    Dhaqaalihii ugu horeeyay ee hawlgalka cusub,waxaa si dhamaystiran ushubay Dowlada Maraykanka ilaa iyo hada,waxaa iyaguna qayb bixiyay oo soo raaca Midowga Yurub,waxaanse waxba ku darsan Ruushka iyo Shiinaha oo isku daya in ay kula loolamaan R.Galbeedka hogaaminta Caalamka.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.