Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xog:-Safarka Madaxweyne Cirro Ee Wadanka Qatar
    Somalia

    Xog:-Safarka Madaxweyne Cirro Ee Wadanka Qatar

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 28, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Cirro,wuxuu udhoofay Qatar oo uu ka helay casuumad rasmi ah sida Madaxtooyada SL ay sheegtay.

    Wararka hoose ee laga helayo,waa iska hor imaanayaan oo waa kala duwan yihiin….

    1. Xog,ayaa sheegaysa in ay wada og yihiin Qatar iyo Imaaraadka oo uu ku salaysan yahay xiriirka Israa’iil iyo Dowlada reer Falastiin ee dhawaan la dhisayo.
    2. Xog,ayaa sheegaysa in Turkiga iyo Qatar ay wataan oo uu ku salaysan yahay dib ubilaabida wadahadaladii DFS iyo Somaliland.
    3. Xog,ayaa sheegaysa in ay kasoo shaqeeyeen Jaaliyada reer SL ee Qatar oo kaliya uu yahay dadaal iyo galaangal Jaaliyadu samaysay.

    Dhinac walba oo uu noqdo,waxaa cad in uu yahay…..

    B. Safar Cirro usamaynaya sumcad oo muujinaya dadaalka uu gelinayo kor uqaadida Diblomaasiyada SL.

    T. Safar SL maqaamkeeda dibada kor usii qaadaya.

    Halka fashil ee safarkan uu yeelan karo oo SL kusoo laaban kara,waa in Imaaraadku uusan ku faraxsanayn,inkastoo Qatar iyo Imaaraad meelaha qaar iskaga soo dhawaadeen.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.