Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xog:-Safarka Xasan Shiikh Ee Itoobiya?
    Somalia

    Xog:-Safarka Xasan Shiikh Ee Itoobiya?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 27, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Muhiimada uu utagay Adis-ababa ma’ahan ka qaybgalka Shirka maqaamkiisu hooseeyo ee Cunnada ee waa in uu ka dhex raadiyo fursad uu kula kulmo Abiy oo toos uga war wareegay casuumad uu dalbaday Xasan in uu ku yimaado Adis.

    Ujeedka Xasan wato,waa in uu Itoobiya isku dhiibo markan,sababtoo ah,waxaa soo tuuray Masaariidii.

    Masaaridu,waa uga baxeen heshiiskii ay horay ula galeen ee ahaa in ay Ciidamo keenaan oo buuxiyaan goobaha Itoobiyaanku ka baxo,sida Gedo.

    Sidoo kale Masaaridu,way dhabarjabiyeen,waxayna ka shifeen Hubkiisii,iyagoo ku biiray R.Galbeed+Yuhuuda diidan Turkida.

    Haatan,wuxuu isku dayayaa in uu ku qanciyo Abiy ila dil Axmed Madoobe ana waxaan fasaxayaa heshiiskii Badda ee SL iyo Itoobiya.

    Balse,wuxuusan fahansanayn in Imaaraadku saamayn weyn ku leeyahay Itoobiya iyo Kenya,isla markaana JL xiriir la leeyahay oo arimaha Badda kula loolamayo Turkida.

    Hadii Siyaasi ku fashilmay maarayn Siyaasadeed,waxaa tusaale loosoo qaadan karaa Xasan Shiikh.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.