Dhimashada ka dhalatay dagaalka Iran iyo Maraykanka-Israa’iil ilaa iyo Maanta,waa….
Iran,waxaa ka dhimatay 1,255 Qof,waxaana ka dhaawacantay 12,000.Qof.
Lubnaan,waxaa ka dhimatay 570-Qof,waxaana ka dhaawacantay 1,444-Qof.
Israa’iil,waxaa ka dhimatay 13-Qof,waxaana ka dhaawacantay 2,000-Qof.
Ciraaq,waxaa ka dhimatay 15-Qof,waxaana ka dhaawacantay Tobaneeyo Qof.
Urdun,waxaa ka dhaawacantay 14-Qof.
Kuwait,waxaa ka dhimatay 6-Qof,waxaana ka dhaawacantay Tobaneeyo Qof.
Baxrayn,waxaa ka dhintay 2-Qof,waxaana ka dhaawacantay Tobaneeyo Qof.
Sacuudi Carabiya,waxaa ka dhintay 2-Qof,waxaana ka dhaawacantay 12-Qof.
Imaaraadka Carabta,waxaana ka dhimatay 6-Qof,waxaana ka dhaawacantay 122 Qof.
Qatar,waxaa ka dhaawacantay 16- Qof.
Cumaan,waxaa ka dhintay 1-Qof,waxaana ka dhaawacmay 5- Qof.
Mareykanka,waxaa ka dhimatay 8- Qof,waxaana ka dhaawacantay 140-150 Qof.
