Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xog:-Xasan oo isku dayay in uu Lacag ku laaluusho JL&KG
    Somalia

    Xog:-Xasan oo isku dayay in uu Lacag ku laaluusho JL&KG

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 17, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xogo dheeriya?

    1.Xasan waxa uu hordhigay Axmed iyo Laftagareen Lacag si ay u aqbalaan qorshiisa,waase ku diideen.

    2.Hal Sano oo mudo kororsiya in ay qaataan waa ka diideen Afarta DG.

    3.Shirka,waxaa loo fadhiyay in Doorasahooyinka la jiheeyo ,waana ka waayay Xasan siduu rabay.

    4.Shirka Caro,ayaa lagu kala tagey.

    Waxa la sugo waa talaabooyinka ay qaadaan KG iyo JL.

    Dhan walba marka laga eego Shirkan oo markii horaba ay macno tirtay ka maqnaanshaha PL hadana wax kasoo baxay majiraan.

    2-Sano kadib Xasan mahayo Wadan mid ah xalna uma hayo Doorashada Wadanka oo mudaysan 2-Sano kadib.

    Heshiiska Doorasho waa mid Dad badan ay wax ku leeyihiin oo Qof ama Koox gaar ah go’aan kama gaari karto.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.