Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»XOG: Xubno kamid ah Golaha Wasiirada Puntland oo laga helay COVID-19
    Somalia

    XOG: Xubno kamid ah Golaha Wasiirada Puntland oo laga helay COVID-19

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 6, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Shabakadda Idil News u sheegay in
    mas’uuliyiin sar sare oo kamid ah Golaha Xukuumadda Puntland uu ku dhacay xanuunka COVID-19, wallow aan si rasmi ah loo shaacin.

    Xubnaha laga helay xanuunka oo isugu jira 3 Wasiir, 2 Wasiir ku-xigeen iyo 1 Wasiiru dowle, ayaa wararku sheegayaan in haatan xaaladooda caafimaad lala tacaalayo.

    Guddiga wacyi-gelinta iyo la tacaalida Coronavirus ayaan weli ka hadlin wararka la xariira haleelida cudurka COVID-19 ee xubnaha kamid ah Golaha Xukuumadda Puntland, kuwaas oo la sheegay inay badankood ku sugan yihiin Magaalada Qardho.

    Wixii kasoo kordha kala soco Idil News.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.