Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xog:-Yaa saaray cadaadiska uu ku aaday Jabuti Suldaan Siciid?
    Puntland

    Xog:-Yaa saaray cadaadiska uu ku aaday Jabuti Suldaan Siciid?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 29, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Suldaan Siciid,waxaa loosoo diray markii hore casuumad Xaflada Geelle ah,waase inkiray oo kama jawaabin.

    Waxaa ku xigay oo lasoo hadlay Xasan Shiikh kana codsaday in uu kasoo qaybgalo Xaflada Geelle,waase ka diiday Suldaanku.

    Kadib,waxaa lasoo hadlay Geelle laftigiisa oo si gaar ah uga codsaday in uu kasoo qaybgalo xafladiisa,waana aqbalay Suldaanku,isagoo wax badan xeerinayay.

    Balse ka hor inta uusan tagin,ayay wada hadleen Mw Deni oo ay si gaar ah wax iskugu ogaadeen.

    Geelle,waxaa haysta culays weyn oo uga kala imaanaya…..

    1.Isagoo Cimri ahaan sii gaboobaya.

    2.Isagoon diyaarin Qofkii talada kala wareegi lahaa.

    3.Isagoo aan hayn cid uu aamino.

    4.Hantidiisii iyo Qoyskiisii mustaqbalkooda oo mugdi horyaalo.

    5.Shacabkii Jabuti oo umuuqda kuwa soo baraarugaya.

    Ujeedka ugu weyn ee uu ka leeyahay Xaflada uu ku xusayo 25 guurada Carta,waa iska mashquulin gudaha dalkiisa cadaadiska ka haysta,wuxuuna rabaa in dadkiisa uu ku maaweeliyo……(Oday Somaliyed oo Sxb kuligeed lawada ah baan ahay).

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.