Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xoghayaha Arimaha Dibada Midowga Yurub oo Magaalada Muqdisho oo ku tilmaamay……
    Somalia

    Xoghayaha Arimaha Dibada Midowga Yurub oo Magaalada Muqdisho oo ku tilmaamay……

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 24, 2024Updated:December 24, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    “Qasa,waxay noqonaysaa Muqdisho oo kale,(Muqdishadii Maritereeniyanka)”Ayuu yiri Xoghayaha Arimaha Dibada Midowga Yurub.

    Magaalo aysan ka jirin amar iyo kala danbayn oo bahalo galeen ah sida Muqdisho ayay kusii socotaa Qasa,ayuu noqonayaa hadalka xigmadiisu.

    Magaaladii noo ahayd Caasimada,ayaa Caalamku maqaamkaas uhayaa oo Qasada burburtay la leeyahay yaysan noqon,iyadoo kale.

    Waa hadal muujinaya sida Aduunku noo arko iyo maqaamka aan ku dhex leenahay ee ay sababtay Muqdisho.

    Halka Adis-ababa tahay Xarunta Midowga Afrika,Fadhiga Labaad ee Maraykanku ka hago Siyaasada Afrika iyo mid ka mid ah Xarumaha Diblomaasiyada Caalamka.

    Somalidu Dowlad masii wada lahaan karto.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/12/AQNchDulfbtM9ucZKuWBI9EprPMRJ2NJOZHxjruDQbiMgsi0gsWVUuFSj0cvoyhkh273edUZxz_4HmvdJdJwK4Nz.mp4
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.