Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xoghayaha Difaaca Maraykanka oo la kulmay Madaxweynayaasha Jabuti iyo Somaliya
    Somalia

    Xoghayaha Difaaca Maraykanka oo la kulmay Madaxweynayaasha Jabuti iyo Somaliya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 24, 2023Updated:September 25, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xoghayaha Difaaca Maraykanka Lloyd Austin,ayaa shalay magaalada Jabuti kula kulmay Madaxda Jabuti iyo Madaxweynaha Somaliya.

    Weli ma soo shaac bixin,waxa rasmiga ah ee ay kawada hadleen Xoghayaha iyo Madaxweynayaasha Jabuti iyo Somaliya.

    Waa safarkiisii ​​ugu horreeyay ee uu ku tago Afrika isagoo ah xoghayaha Gaashaandhigga,taodobaadka danbe,ayuu uu u safri doonaa Kenya iyo Angola.

    Jabuuti waxay marti gelisay Saldhigga ugu weyn ee Ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Afrika.

    Xoghaye Austin,ayaa sheegay in Camp Lemonnier uu “muhiim u yahay” ka hortagga xagjirnimada rabshadaha iyo taageeridda ammaanka Gobolka oo dhan.

    Mareykanka,ayaa u arka muhiim wada shaqaynta uu la leeyahay Ciidamada Jabuti iyo Guud ahaan Ciidamada Qaarada Afrika.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.