Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xogo laga helayo Afduubka Cabdirashiid Janan Ee Kenya?
    Somalia

    Xogo laga helayo Afduubka Cabdirashiid Janan Ee Kenya?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 15, 2024Updated:January 15, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Cabdirashiid Janan iyo Siyaasiyiin kale oo kasoo jeeda Gobolka Gedo ee Jubaland,waxay usoo socdeen Garowe.

    Sababta loo xirtay,ayay wararku xaqiijinayaan in ay tahay ka hortagida tagidooda Garowe.

    Mahad Salaad  Talyaha Nabadsugida Xamar iyo Madaxweyne JL Axmed Madoobe,ayaa si weyn loogu tuhmayaa Afduubka loo gaystay Siyaasiyiintaas reer Gedo.

    Axmed Madoobe, si gaar ah dib udoorashada Deni waxay ku noqotay Qalbi jab,wuxuuna si weyn uga wal wal qabaa in Garowe laga soo abaabulo Hogaamiyihii JL ee badali lahaa.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.