Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xogo sheegaya in Xasan ka tanaasulay heshiiskii Madasha oo sii xoogaysanaya
    Somalia

    Xogo sheegaya in Xasan ka tanaasulay heshiiskii Madasha oo sii xoogaysanaya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 15, 2023Updated:July 15, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wadadii Saxda ahayd,ayaa lagu soo laabtay oo loo maray gaynta Baarlamaanka heshiiskii Madasha aan loo dhamayn.

    Gudiga Labada Aqal uqaabilsan Dastuurka,ayaa lagu wareejiyay,sidii Sharcigu qabey,kadib Kacdoonkii Xildhibaanada,waxaana laga soo laabtay Wadadii Suuqa Madow ahayd ee la damcay in la marsiiyo.

    Gudigan,waxuu qiimayn doonaa in heshiiskan Qodobada ku qoran ay waafaqsan yihiin Dastuurka,kadib,waxaa la gelin doonaa Wadatashi Dalkoo idil ah,marka ugu danbaysa,waxaa loo gudbin doonaa Gudiga Dastuurka oo ubadali doona Luuqad Dastuur soona hordhigi doona Baarlamaanka si looga doodo oo ay udiidaan ama u ansixiyaan.

    Balse way adag tahay heshiiskan Qodobadiisu in ay halkaa gaaraan oo waxuu ku saqiiri doonaa Gacanta Gudiga hada loo dhiibay,sababtoo ah durba,waxuu la kulmay mucaaradad xoog badan,mana jiro Wadan udiyaarsan in lawada geeyo doodiisa.

    Xogaha hoose,waxay sheegayaan in Xasan ka tanaasulay heshiiskan,haatana uu ka dhoganayo Wado uu ka baxo udhiibida Gudigan oo udhiganta in uu fashilmay qorshihii Villa Somaliya.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Wadadii Saxda ahayd,ayaa lagu soo laabtay oo loo maray gaynta Baarlamaanka heshiiskii Madasha aan loo dhamayn.

    Gudiga Labada Aqal uqaabilsan Dastuurka,ayaa lagu wareejiyay,sidii Sharcigu qabey,kadib Kacdoonkii Xildhibaanada,waxaana laga soo laabtay Wadadii Suuqa Madow ahayd ee… pic.twitter.com/exyNMeUoKI

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) July 15, 2023

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.