Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xogtii ugu danbaysay Hubka Caabudwaaq ugacan galay
    Somalia

    Xogtii ugu danbaysay Hubka Caabudwaaq ugacan galay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 17, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hubka,waxaa heshiis kula gashay Dowlada Itoobiya Dowladii MW Farmaajo hogaaminayay,waxaana xogteeda hayay Kulane Jiis.

    Dowladan markay timid,waxaa la xiriiray Kulane Jiis koox uu hormuud uyahay Libaan Shuluq Ninka la yiraahdo,waxay dhexdhexaadiyeen Kulane iyo Dowlada Xasan.

    Ugu danbayn,Kulane Jiis,waxaa lagula heshiiyay in uu Hubkii ku wareejiyo Liibaan Shuq dib,ayaana looga iibsaday.

    Hubku,wuxuu ahaa Afar Gaari oo iskugu jiray Laba Rasaas ah iyo Laba Hub ah,waxayna xoguhu sheegayaan Labadii Rasaasta ahaa in aysan weli gudbin halka xogo kalana sheegayaan in ay gudbeen.

    Hubkan,waxaa qorshuhu ahaa in lagu xareeyo Xerada Ciidamada Danab ee Gaalkacyo.

    Xaqiiq,waxaa noqotay in Liibaan Shuluq Hubka leeyahay oo Villa Somaliya ogolaatay in lagu wareejiyo una samaysay Sharciyad.

    Maamulka Galmudug,waxba kalama socon Hubka oo waa laga qariyay,waxaana xogta Hubka ka shifay Saraakiil Itoobiyaan ah iyo Kulane Jiis kadib markay soo rareen,sida Ilo xog ogaal ah xaqiijinayaan.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.