Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xubno katirsan Jubbaland oo ku xaniban Magaalada Muqdisho
    Somalia

    Xubno katirsan Jubbaland oo ku xaniban Magaalada Muqdisho

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 24, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Howl-wadeeno katirsan Wasaaradda Qorsheynta ee Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa ku xayiran Magaalada Muqdisho, kaddib markii uu saameeyay Goโ€™aankii kasoo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ee lagu joojiyay duulimaadyadii tegi jiray Kismaayo.

    Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland Aadan Ibraahiim Aw Xirsi, ayaa sheegay in Xubno ka tirsan Wasaaradiisa ay Maalintii labaad ku kal xayiran yihiin Muqdisho iyo Kismaayo,kuwaas oo doonayay inay howlo Shaqo qaarkood u soo aadan Muqdisho qaarna uga baxaan oo ay dib ugu laabtaan Kismaayo.

    โ€œDhawr hawl-wadeen oo u shaqeeya Wasaaradda Qorshaynta & Iskaashiga Caalamiga ah ee Jubbaland oo qaarna shaqo u joogey qaarna u soo aadi lahaa ayaa maalintii labaad ku kala xanniban Kismaayo iyo Xamar ayuu yiriโ€Wasiir Aw Xirs.

    Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa joojisay duulimaadyadii aadi jiray Magalada Kismaayo illaa 26-Sept-2019, waxaa uu saameen ku yeeshay dad badan oo shacab iyo masโ€™uuliyiin ku jiraan,kuwaas oo haatan kala jooga Muqdisho iyo Kismaayo.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Trump oo meesha ka saaray sharci Somalida macno weyn ulahaa

    November 22, 2025

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Trump oo meesha ka saaray sharci Somalida macno weyn ulahaa

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.