Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xukuumada Fadaraalka oo olalaynaysa ansixinta qorshaha doorasho Ee Baarlamaanka horyaal
    Somalia

    Xukuumada Fadaraalka oo olalaynaysa ansixinta qorshaha doorasho Ee Baarlamaanka horyaal

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 28, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxda Xukuumada Fadaraalka ah,ayaa abaabulay kulamo gaar-gaar ah oo ay Xildhibaanada Baarlamaanka Fadaraaliga ah ku yeelanayaan Muqdisho.

    Kulamadan ayay Xukuumadu uga gol leedahay in ay taageero ugu hesho qorshaha Doorasho ee Baarlamaanka horyaala kaasoo hadii la ansixiyo ay u arkaan in uu fududaynayo dib usoo laabashadooda.

    Xildhibaanada,ayaa beel-beel ushiraya soona saari doona war ay ku tasgeerayaan qorshaha Xukuumada.

    Baarlamaanka Fadaraalka waxaa horyaala qorshe khatartiisa leh aadna Umadu udiidan tahay kaasoo ay Xukuumadu dabada ka riixayso.

    Xukuumada waxay walwal xoog badan ka qabta in ay diidaan Xildhibaanada qorshaha doorasho ee ay wadato.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.