Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xukuumadda Kheyre oo looga adkaaday qorshaha Doorashada Galmudug iyo Qoor-Qoor oo is casilay
    Somalia

    Xukuumadda Kheyre oo looga adkaaday qorshaha Doorashada Galmudug iyo Qoor-Qoor oo is casilay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 15, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor), ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkaas, maadaama uu ka mid yahay musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Maamulka Galmudug.

    Mr. Qoor-Qoor ayaa ah musharaxa ay wadato Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee doorashada Galmudug, waxaana la filayaa in lacag badan oo la siinayo Xildhibaanada codeynaya ay ku baxdo sidii uu ugu soo bixi lahaa xilkan.

    Sidoo kale, Dowladda ayaa isku dayday in xildhibaanada ay soo xulayeen odayaasha qaarkood ay beddesho, si ay u xaqiijiso in lasoo magacaabo Xildhibaano Xukuumadda Federaalka ku aragti ah, inkasta oo qorshahaas aanu guuleysan.

    Doorashada Galmudug ayaa la filayaa inay noqoto mid adag, waxaana wararkii ugu dambeeyey ay sheegayaan in lama filaan uu ka dhici karo, lagana yaabo in Xukuumadda looga adkaado.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.