Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xulka Kubada Cagta Mudug oo ugudbay kama danbaynta Koobka Ciyaaraha Gobollada PL
    Somalia

    Xulka Kubada Cagta Mudug oo ugudbay kama danbaynta Koobka Ciyaaraha Gobollada PL

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 15, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciyaartii ugu xasaamadda badneyd oo la iran karo waxay Boqiradii Ciyaaraha Koobka Gobollada Puntland,ayaa ku dhexmartay Garoonka Cawaale Mudug iyo Bari.

    Ciyaarta,ayaa wakhtigii (Extra Time) la isla dhaafa,waxayna ka dhacday Garoonka Kubada Cagta Cawaale Gaalkacyo.

    Waxay u dhaxaysay Ciyaarta Xulalka Bari iyo Mudug,waxaana kusoo baxay Rigoorayaal Xulka Mudug.

    Ciyaaraha ka socda Gaalkacyo,ayaa wata xamaasad xoog leh.

     

    Ciyaar adag oo xiiso leh lana oran karo Boqoradii Ciyaaraha,ayaa dhexmartay Mudug iyo Bari Maanta. pic.twitter.com/3xci8XwRZ4

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) September 15, 2023

     

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.