Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Yaa fashilka ugu weyn ka raacay Warka kasoo baxay Xamar?
    Somalia

    Yaa fashilka ugu weyn ka raacay Warka kasoo baxay Xamar?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 28, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hadii qolo lagu ilhaameeyay Warmurtiyeedkii kasoo baxay Shirkii Madasha aan loo dhamayn ee Xamar,waa Beesha Daarood.

    Ilhaamadaas,waxaa Beesha Daarood usoo jiiday Labada Siyaasi ee Xamse iyo Axmed Madoobe oo noqday wax uu isticmaalay M.Xasan.

    Dooda waxba kuma darsan,mana keenin aragti dhankooda ah,waxaana la yaab noqotay Ninka Ra’isalwasaaraha ah ee Gacantiisa ku saxiixay Kursigayga looma baahna.

    Axmed Siyaasada,waxuu ka fahmay mabda’a ha yeelan.

    Ceeb kale kama dhicin Xamar ee Laba Siyaasi oo midna yahay RW midna yahay Madaxweyne oo Maxamed Subeer ah,ayaa taariikh ka tagey.

    Siyaasiga Hawiye waxba ma gaarin,midka Direed waxba ma gaarin,midka Raxan-weyn waxba ma gaarin.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.