Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Yaa Gacanta ku haya Maamulka Magaalada Beledweyne?
    Somalia

    Yaa Gacanta ku haya Maamulka Magaalada Beledweyne?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 14, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dagaal,ayaa xalay ka dhacay magaalada Beeledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, kaasi oo u dhaxeeyay Ciidamo kala taabacsan Dowlad Goboleedka Hirshabelle iyo kuwa taabacasan Maamul la magac baxay Hiiraan State.

    Laba Qof,yaa ku dhintay tiro kalena wey ku dhaawacmeen.

    Wararkii ugu danbeeyay ee la helayo,waxay sheegayaan in inta badan Xarumihii Maamulka ay Gacanta ku dhigeen Maamulka la Magac baxay Hiiraan State oo laga saaray Maamulka Hir-shabelle.

    Waxa ka dhacaya Beledweyne,kadib ka bixitaankii Ciidamada Jabuti,waa wax niyad jab ku ah Somalida.

    In Ciidamadii reer Beledweyne ay Laba Magac kala samaystaan kadibna isku duulaan,waxay diraysaa fariin khaldan.

    Dooda ah Ciidamada shisheeye Somaliya weli way usii baahan tahay ayay xaqiijinayaan dagaalada dhacay.

    Waxaa muuqata in DFS aysan awood ulahayn hanasahada amaanka Dalka,isla markaana Bulshada Koonfurta Wadanku aysan bislaan weli,sidoo kalena Maamulada jiraa ay diciif yihiin.

    Beledweyne uma baahnayn colaad cusub iyo kala qaybsanaan.

     

    https://twitter.com/jibril_qoobey/status/1768235168588849493?t=v0xAoIRu6kY4D5eguGC-qA&s=19

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.