Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Yaa gadaal ka riixaya Sool in Puntland laga saaro?
    Somalia

    Yaa gadaal ka riixaya Sool in Puntland laga saaro?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 29, 2023Updated:December 29, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sool in ay ka baxdo Puntland,waxaa gadaal ka riixaya Sadex Garab oo kala ah…

    1.Nabad iyo Nolol oo ka duulaysa ka guurista nidaamka Fadaraalka iyo dib ugu noqosahada nidaamka Halka Xaafiis iyo Halka Qof.

    2.Xasan Sh iyo kooxdiisa oo ka duulaysa foolxumaynta Fadaraalka;waxayna rabaan in laga dhigo sida Kenya oo Gudoomiyayaal Gobollo la doorto xoogaa Miisaaniyad ahna loo sameeyo oo ay toos uhoos tagaan Xamar.

    3.Qolada kale waa BC oo rabta in Sool iyo Sanaag loo daayo SL oo PL ka saarto Dastuurkeeda.

    Musharaxii aan aragtidaas lahayn oo aan fahansanayn khataraha nagu gadaaman PL loogama baahna.

    Sidoo kale Musharaxii ay kala weyn tahay dantiisa gaarka ah masiirka Ummadda Boos kuma leh ka talinta Aayaha reer Puntland.

    Maanta hogaamiyaha macnaha noo leh,waa midka ku dhagaha Dastuurka isku hayntiisa.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.