Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Yaa hogaanka uhaya Olalaha Doorashada Madaxtooyo iyo Baarlamaan Ee Puntland?
    Somalia

    Yaa hogaanka uhaya Olalaha Doorashada Madaxtooyo iyo Baarlamaan Ee Puntland?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 16, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Olalaha Doorashada Madaxtooyo ee Puntland,waxaa iskugu soo haray oo garoonkii loo baneeyay Deni iyo reer Garowe difaacanaya Taraha.

    Afarta Musharax ee ugu cad-cad Doorashadan ee la saadaalinayo in ay ugudbi doonaan wareega 2-Aad,waxay kala yihiin…

    1.Deni.
    2.Aadan Sh.doon.
    3.Abshir C.Huruuse.
    4.Xasan Shire Abgaal.

    Afartan Siyaasi,waxaa ugu rajo hooseeya Xasan Shire,sababtoo ah Siyaasi kasta oo ka mid ah Sadexda la loolamaysa haday isku soo haraan,waa laga raacayaa.

    Xasan,waxaa la fili karaa in uu soo xodxodan karo 20-Xildhibaan,balse ay 12 u codayn doonto wareega 1-Aad.

    Cawad,Mashruuc,Guuleed iyo Rag kale oo badan,waxay ubadan tahay in aysan soo dhaafin Wareega 1-Aad.

    Qormadan waa xog ururin iyo saadaal khibradeed ee ma’ahan 100% say wax noqon doonaan.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.