Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Yaa iska leh masuuliyada fashilka Amni Ee Mudug ka taagan?
    Somalia

    Yaa iska leh masuuliyada fashilka Amni Ee Mudug ka taagan?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 12, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Fashilka Gaalkacyo ka jira,waxaa leh Dowlada oo ay ugu horeeyaan Madaxweynaha iyo Wasiirkiisa Maaliyada.

    Waa marka koobaad ee Madaxweynuhu,waxuu hoos udhigay dareenkii gaarka ahaa ee ay lahayd Magaaladan muhiimada gaarka ah uleh amniga PL,waxuuna yareeyay dhaqaalihii iyo ka warqabkii uu siin jiray Sanadihiisii ugu horeeyay.

    Wasiirka Maaliyadu,waxuu ku fashilmay bixinta Mushahaaraadka iyo Adeega Ciidanka iyo Maxkamadaha guud ahaan PL.

    Si gaar ah Gobolku,waa matalaadiisii Siyaasadeed,waana muujin waayay hogaamin,waxayna noqotay shaqadiisu Xoghayn iyo Khasnaji Madaxweyne Deni oo kaliya in uu isku muujiyo.

    Booliska Mudug ma qaadan Lix Bilood Mushahaar,halka Taliska Qaybtu uusan helin dhaqaalihii ku bixi jiray Adeega Afartii Bilood ee udanbaysay.

    Sidoo kale Maxkamaduhu ma qaadan Afartii Bilood ee lasoo dhaafay Mushahaar iyo Adeeg.

    Mudug fashilka ka jira waa mid Maamul,waana sababta keentay in Beeluhu is abaabulaan oo Xeer iyo Sharci Gacmahooda ku samaystaan,taladana ay la wareegaan Odoyaasha Dhaqanku.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.