Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Yaa ka caawiyay Xasan Shiikh la kulanka Imaaraadka?
    Somalia

    Yaa ka caawiyay Xasan Shiikh la kulanka Imaaraadka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 13, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ballanta kulankan,waxaa usoo sameeyay RW Abiy.

    Ajandaha kulanku,waxa uu ahaa taageerada Ciidamada Itoobiyaanka ah ee la rabo in la geliyo Shabeelooyinka.

    Abiy,ayaa kaga sii horeeyay oo usharaxay Imaaraadka qorshaha isaga iyo Xasan wataan ee ay kula dirirayaan AS.

    Qorshuhu,waxa uu yahay in si buuxda Ciidamada Itoobiyaanka ah ay gudaha Labada Shabeelle iyo Hiiraan usoo galaan,kadibna ay kula diriraan AS.

    Maalgelinta qorshahan oo Abiy aqbalay,waxaa laga dalbaday Imaaraadka mase cada in uu 100% aqbalay.

    Ciidamadii DFS ka Mushahaar qaadanayay,waa kala daateen,kuwii Beelaha,waxaa kasban waayay Xasan Shiikh.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.