Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Yaa ka danbeeya Ciidamada kasoo baxay Bacaadweyn iyo Camaara?
    Somalia

    Yaa ka danbeeya Ciidamada kasoo baxay Bacaadweyn iyo Camaara?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 11, 2024Updated:March 11, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidamada kasoo baxay Deegaamada Caad,Bacaad weyn iyo Camaara ee Galmudug,waxaa ka danbeeya Mahad Salaad.

    Deegaamadan,waxaan ku sugnaa Ciidamo iskugu jira Nisa,Daraawiishta Galmudug iyo Macawisley.

    Mahad,wuxuu amray in Ciidamada Nisa iyo Macawisleyda oo DFS ay Gacanta ku hayso ay iskaga soo baxaan Deegamadaas.

    Ujeedka uu ka leeyahay Mahad Salaad soo banaynta Deegaamadaas,waa in uu ku ceebeeyo oo fashil uga dhigo Madaxda Galmudug.

    “Maamulka Galmudug haatan hogaaminaya,waa fashilmay ee halaga gaaro” Waa yoolka Mahad Salaad.

    Mahad,wuxuu isku diyaarinaya in uu badalo Qoor-qoor.

    Waa nasiibdarro in Nabad diidka fursad la siiyo,iyadoo laga duulayo dano gaaban oo Siyaasadeed.

    Sida aan xogta ku helay MW Xasan lama oga qorshan soo saarista Ciidanka Mahad Salaad.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.