Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Yaa ka danbeeya dhiilada colaadeed Ee ka dhanka ah Reer KG?
    Somalia

    Yaa ka danbeeya dhiilada colaadeed Ee ka dhanka ah Reer KG?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 4, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maalmihii lasoo dhaafay Koonfurta Wadanka,waxaa ka dhacay Laba arimood oo ceeb ahaa….

    1.KG Shacab iyo Siyaasiyiinba,waxay si qaawan utaageereen Itoobiya oo Dowladii Qaran ay isku hayaan arimo masiiriya oo Dhuleed.

    2.Muqdisho oo ah fadhigii Hay’adaha Fadaraaliga ah iyo hoygii MW-naha Qaranka ayay Beeshii Deegaankaas ubadnayd ugu hanjabeen Beel kale oo Somaliyed in lagu laynayo oo Guryaha loogu daadanayo.

    Su’aalaha iswaydiinta mudan?

    Xamar ma tahay Magaalo Somaliyed?

    Xasan ma yahay MW Somaliyed?

    Dowlada Villa Somaliya ma tahay mid Qaran?

    Intaasba jawaabtooda oo ficil ah,waxaa looga fadhiyaa Xasan Shiikh,sababtoo ah waxuusan raali ka ahayn Xamar kama dhaceen.

    Reer KG Siyaasiyiin iyo Shacab,waa ku fududaadeen taageerada Itoobiya in ay lasoo istaagaan,waase loo baahnaa in ay muujiyaan dhiiranaan iyo awood Siyaasadeed,waxaase muuqata in aysan weli qaangaarin.

    Xasan Sh.waa Nin aan guusha uu gaaro hanan karin,isagoo Itoobiya ka adkaaday,ayuu hadana abaabulay Odoyaasha Beelaha Hawiye oo Dadkiisii kala qaybiyay bixiyayna fursad looga faa’idaysan karo Siyaasiyan.

    Nin aan la bixinayan udaa.!!

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.