Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Yaa ka danbeeyay Hoobiyaha Caawa Garowe kusoo dhacay?
    Somalia

    Yaa ka danbeeyay Hoobiyaha Caawa Garowe kusoo dhacay?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 23, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Muuqaalkan,waa Maleeshiyada Jimcaale oo Hoobiyaha tuuraya.

    Dooxada kasoo horjeeda Ligle,ayuu Hoobiyuhu uyaalaa Maleeshiyada Jimcaale,waxaana duubtay Drons Sirdoonka PL leeyihiin.

    Markii Labaad ayay Magàalada kusoo tuureen,waxaase jira marar kale oo Tababar la siinayay oo ay Baadiyaha ku tuureen.

    Ujeedka ay usoo tuurayaan Hoobiyaha,waa Laba Qodob…

    1.In Bulshada la kiciyo oo laga hor keeno Dowlada,sida Caawa dhacday oo Guri cidlo ah inta lagu dhuftay la diyaariyay Gabar sheeganaysa iyo Saxaafad.

    2.In la bajiyo Dadka Dowlada taageersan ee muhiimka ah.

    Waxaa la yaab leh in Hoobiye lagu ciyaarayo oo Aaran-jaan damiirkoodu halkaas marayo.

    Dhaqamadan way yaqaanaan Aaran-jaan oo Dowladii Faroole Dad badan ayay Qaraxyo iyo Dilal ku fuliyeen.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Muuqaalkan,waa Maleeshiyada Jimcaale oo Hoobiyaha tuuraya.

    Dooxada kasoo horjeeda Ligle,ayuu Hoobiyuhu uyaalaa Maleeshiyada Jimcaale,waxaana duubtay Drons Sirdoonka PL leeyihiin.

    Markii Labaad ayay Magàalada kusoo tuureen,waxaase jira marar kale oo Tababar la siinayay oo ay… pic.twitter.com/PkUq7wz7Tb

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) November 23, 2023

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.