Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Yaa ka danbeeyay xariga Talyihii Ciidamada Danab?
    Somalia

    Yaa ka danbeeyay xariga Talyihii Ciidamada Danab?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyDecember 17, 2019No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xariga Jeeniqaar boqolkiiba Sideetan waxaa lagu tuhmayaa in uu maleegay Xildhibaan Cali Yuusuf Cali Xoosh.

    Mahan markii ugu horaysay oo uu shirqoolo masuul kasoo jeeda Puntland oo mansab ka haya Xukuumada Fadaraalka ah Cali Gaab.

    Horay waxuu umaleegay oo qayb uga ahaa xilka qaadistoodii masuuliyiinta kala ah…

    1. Juxa isagaa ka shaqeeyay In laga qaado Si uu Cawad oo ilma Abti yihiin loo siiyo Kursiga.
    2. Bashir Ciise Gudoomiyihii Bankiga Dhexe isagaa dacaayadeeyay oo ka baqay In Wasiirka Cawad ku fadhiyo la siiyo Cumar Maxamuud awood qaybsiga dartiis.
    3. Gabar lagu magacaabo Xamsa Isbariiije oo Qunsul ka ah Dalka Cumaan wuxuu abaabulay in lagu badalo Ina Caydiid oo Xoghayn u ahaan jiray Madaxweyne Faroole,balse Dowlada Cumaan,ayaa diiday badalaadaas.

    4.Mahdiya Jaamac Gabar reer Puntland ah oo loo waday Gudoomiyaha Degmada Cabdicasiis waa hor staagay,isagoo ka faa’,idaysana Wasiirnimada Cawad..

    Cali Yuusuf Cali Xoosh cidna uma daneeyo mana jirto jifo ama beel uu gaar danteeda uwado kaliya tiisa,ayuu ka ilaalsadaa.

    Cali Gaab waa Nin ufahmay siyaasada iyo masuuliyada wax lagu qaraabto oo wax lagu Dulaalo,si gaar ah waxuu ugu adeegaa Khayre.

    Xiligan waxuu gadayaa in Khayre Madaxweyne noqdo RW Cawad laga dhigo isagana markale Xildhibaanimo kusoo laabto,balse xurmadle Islaan Ciise,ayaa ku gacansayray rabitaankiisa.

    Cali eedaha uu ka galay Shacabka iyo nidaamka Puntland in lagula Xisaabtamo,ayuu mudan yahay.

    Jeeniqaar Xarigiisana si gaar ah saakay waa in toos loogu ciqaabaa.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.