Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Yaa ka faa’iday dagaalka ba’an ee ka socda Ukrain?
    Somalia

    Yaa ka faa’iday dagaalka ba’an ee ka socda Ukrain?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 15, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dagaalka Ukrain iyo Ruushka,waxuu door weyn ka qaatay kobaca dhaqaalaha reer Galbeedka.

    Shirkadaha shidaalka ee reer Galbeedka,ayaa si weyn uga faa’iday cunaqabataynta lagu soo rogay Ruushka Saliidiisa iyo kororka qiimaha Shidaalka ee caalamka.

    Si gaar ah kuwa Maraykanka,ayaa sameeyay faa’ido taariikhiya.

    Shirkadaha sida la yaabka leh ufaa’iday,waxaa ka mid ah…

    1.Exxonmobil oo heshay $56bn
    2.Shell oo heshay $39.9bn
    3.Bp 27 oo heshay $27bn
    4 Chevron oo heshay $36.5bn

    Halkii Saac,waxay Shirkadahaas faa’idayaan $6.3-Milyan.

    Maareeyaha guud ee Shirkada Exxonmobil,ayaa Mushahaarkiisu kordhay 52%,waxuuna hada Sanadkii helayaa $35.9.

    80%,ayay korortay faa’idada ay heli jirtay Shirkadan Exxonmobil.

    Guud ahaan faa’idada ay ka heleen dagaalka Ukrain Shirkadaha Shidaalka reer Galbeedka,ayaa dhan $200bn.

    Dagaalka Ukrain,waxaa la oran karaa waa mid Saliideed,waxaana ka faa’iday Shirkada Shidaalka reer Galbeedka.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.