Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Yaa soo abaabulay Isimada Magaalada Garowe soo gaaray?
    Somalia

    Yaa soo abaabulay Isimada Magaalada Garowe soo gaaray?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 25, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Imaanashaha Garowe ee Isimada kasoo jeeda B iyo K dalka waa mid ay soo abaabushay Villa Somaliya.

    Ujeedka laga leeyahay waa waji badalasho laysku dayayo in lagu daboolo qorshaha Qabyaaladaysan ee Xamar ka socda,gaar ahaan abaabulka waxa loogu yeero Iririsimka.

    Ugu yaraan waxay isku dayaysaa kooxda fadhida Villa Somaliya in ay isku muujiso in ay yihiin hogaamiyayaal Qaran oo aan qayb ka ahayn abaabulka Xamar Qabyaaladaysan.

    Odoyaashan waxba kama badali karaan dagaalka LC,sababtoo ah awood uma leh in ay Muuse ku khasbaan ama ku qanciyaan la bixida Ciidankiisa.

    Dhanka Beesha Harti waajibkii saarnaa ee ahaa in ay si gobanimo ah usoo dhaweeyaan Isimadan,waa kasoo baxeen,isla markaana xaqiiqda hor dhigaan.

    Dagaalka LC waa mid Beeleed oo ay isku hayaan Harti iyo Isaaq,waxa weerarka gardarada ah wadana waa Beesha Isaaq oo Dhul Harti kusoo duushay welina ku dhex dagaallamaysa.

    Odoyaasha Dhaqanka ee Xamar ka yimid Muuse intaas ma ku qancin karaan??

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.