Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Yay dharbaaxo Siyaasadeed ku tahay ka baaqashada Xasan Ee Gedo?
    Somalia

    Yay dharbaaxo Siyaasadeed ku tahay ka baaqashada Xasan Ee Gedo?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 20, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ka baaqashadiisa Gedo,waxaa la oran karaa waa waxuu si dadban ugu faraxsan yahay Xasan Shiikh.

    Sadex Qodob,ayaan ucuskanaynaa arinkaas oo kala ah…

    1.Xasan ma rabo in JL amni iyo maamul ahaan uhanaqaado.

    2.Xasan uma diyaarsana Ninkii uu usharixi lahaa booska Axmed Madoobe hadii doorasho xor ah la olaleeyo.

    3.Xasan wakhtiba magelin maaraynta danaha Siyaasadeed ee Dadka reer Gedo iyo Itoobiya.

    Reer Gedo iyo Itoobiyaanka in Xasan uyimaado waxay ka jecel yihiin in uusan u imaan,waxayna si caadiya uwataan hawlahooda.

    Balse Ninka ay dharbaaxada Siyaasadeed ku tahay waa Axmed Madoobe oo Shirkii Baydhabo uga baaqan gaaray tagid la’aanta Gedo ee M.Xasan,waxaana lasoo hadlay Ismaaciil Cumar oo ku qanciyay ka qaybgalka Shirka.

    Waxaa xusid mudan Wasiir Aw-xirsi in uu ku biiray isbadal doonka Fartaag iyo Janan hogaaminayaan ee oranaya “Axmed haku darsado ama yuusan ku darsan waa in uu tagaa”.

    Xasan iyo Axmed waa Laba Nin oo Wajiyo badan,balse saakay,iyagay ka dhex taagan tahay.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.