Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Yuusuf Garaad “Hadalka Madaxweyne Sheekh Shariif yaan la Sahashanin”
    Somalia

    Yuusuf Garaad “Hadalka Madaxweyne Sheekh Shariif yaan la Sahashanin”

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 23, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad ayaa ku baaqay in aan la dhayalsan hadalkii kululaa ee maanta ka soo yeeray Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, kaddib markii shalay diyaarad u qaadi laheyd Kismaayo lagu xanibay Muqdisho.

    Yuusuf Garaad ayaa sheegay in hadalka Madaxweyne Shariif uu arko mid dib u dhac horseedi kara oo aan la sahashanin.

    โ€œMadaxweyne Shariif Sheekh Axmed waxaan hadalkiisa u arkaa mid dib u dhac horseedi kara oo aanay ahayn in la sahashado. Wax ma dhimi karo dad baa leh. Laakiin ma dooneyo in taas la isla gaaro, Ma ahan in la dheyelsado mana ahan in looga sii daroโ€ayuu yiri Yuusuf Garaad

    Mr. Yuusuf Garaad ayaa ugu baaqay dowladda in iyadoo eegeysa danta guud inay si dhaqso ah u xaliso khilaafkan oo uu xusay in markii horeba laga baaqsan karay.

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif, oo maanta Shir Jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa si adag kaga hadlay qaabkii lagula dhaqmay, waxaana uu caddeeyay in hannaanka ay dowladda iminka wax u wado uu yahay mid qaldan oo horseedi kara in dowladda burburto.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Trump oo meesha ka saaray sharci Somalida macno weyn ulahaa

    November 22, 2025

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Trump oo meesha ka saaray sharci Somalida macno weyn ulahaa

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.