Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Yuusuf Xaaji oo iska diiday Casuumaad uu u diray Madaxweyne Farmaajo.
    Somalia

    Yuusuf Xaaji oo iska diiday Casuumaad uu u diray Madaxweyne Farmaajo.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 7, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xildhibaan Yuusuf Xaaji oo kamid Baarlamaanka Kenya iyo Gudoomiyaha Gaarisa ee Goabalka Waqooyi Bari ayaa baahijay safarkoodii Magaalada Muqdisho.

    Xildhibaan Yuusuf Xaaji iyo Guddoomiyaha Magaalada Gaarisa, ayaa la filayay inay todobaadkan yimaadan Muqdisho, kaddib casuumaad uu u fudiyay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

    Baaqashada Labada Masuul ayaa timid kaddib markii ay wax badan ka ogaadeen qorshaha Madaxweyne Farmaajo ee la kulankooda oo ku aadan arrimaha Jubbaland iyo inay heshiis la heshiisiiyaan Madaxweyne Axmed Madoobe oo ay beel wadaagan.

    Xildhibaan Yuusuf Xaaji iyo Guddoomiyaha Gaarisa ayaa la sheegay inay Madaxweyne Farmaajo u sheegeen inay adag tahay inay tagaan Muqdisho ayna u duulaan Kismaayo, iyagoona arag talaabooyin ay Xukuumadiisu ku xaal marinayso Madaxda iyo Shacabka Jubbaland oo ay u geysatay hagar-daamooyin badan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.