Video:-Wasaarada Waxbarashada Puntland oo kormeer qiimayn ah ku gaartay Degmada Taleex

Taleex Waxaa gaaray wafti uu hogaaminayo wasiirka Waxbarashad Puntland, waftiga ayaa soo dhaweyn kadib kormeeray xarumaha Dawlada iyo Goobo kale oo Taariikhiya oo Degmada Ku yaal,sidoo kale waftigu waxay kulan balaaran la qaateen shacabweynaha Degmada qaybihiisa kala duwan ,waxayna u faahfaahiyeen ujeedka socdaalkooda.

Degmada Taleex ayaa ah mid kamid ah Degmooyin Taariikhiga ah ee Puntland,isla markaana ay hoos yimaadaan deegaamo balaaran,mana ahan markii ugu horaysay ee uu gaaro wafti heer sare ah oo Puntland ka socda,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Be the first to comment on "Video:-Wasaarada Waxbarashada Puntland oo kormeer qiimayn ah ku gaartay Degmada Taleex"

Leave a comment