Video:-Faysal Cali Waraabe”Somali waa isku mid meel ay joogtaba,qabiilna qaran noqon waa ,Koonfurta Somaliyana anagay na sugaysaa”

Faysal Cali Waraabe oo kusoo dhaweeyay Magaalada Laascaanood kooxdii Cali Khaliif Galayr hogaaminayay ee heshiiska la gashay Somaliland.

Faysal oo kula hadlay saxaafada Garoonka Diyaaradaha ee Laascaanood ayaa yiri”Somali waa isku mid meel ay joogtaba,qabiilna qaran noqon waa ,Koonfurta Somaliyana anagay na sugaysaa oo markaan wax noqono ayaa la rabaa in aan iyagana u gurmano ee aan midawno anagu hadaan nahay reer waqooyi”hoos ka daawo muuqaalka oo dhamaystiran.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Be the first to comment on "Video:-Faysal Cali Waraabe”Somali waa isku mid meel ay joogtaba,qabiilna qaran noqon waa ,Koonfurta Somaliyana anagay na sugaysaa”"

Leave a comment