Warbaahinada shalay loo diiday in ay galaan Aqalka cad ayaa waxaa kamid ahaa kuwa ugu afka dheer ee dalka Mareykanka sida CNN, New York Times, Los Angeles Times, Buzzfeed, Politico , waxaana sidoo kale Warbahainta caalamiga iyana loo diiday Aqalka Cad ku jiray BBC-da oo laga leeyahay dalka Ingariiska,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka 1aad
Halkan ka daawo muuqaalka 2aad
Be the first to comment on "Video:-Trump oo ka mamnuucay Aqalka-cad CNN, New York Times, Los Angeles Times, Buzzfeed, Politico"