Video:-Waxgaradka Gobolka karkaar oo fariin adag u diray siyaasiyiinta Xamar kusoo fashilmay ee Puntland Qaska ka bilaabay

Waxgaradka Gobolka karkaar Kulan ay isugu Yimaadeen waxay Kawada Hadleen Xaalada Guud Ee Puntland Iyo Mida Gobolka.
Waxgaradka ayaa fariin udiray Dad Ay Sheegeen In Ay Ruxayaan Siyaasada Puntland
Iyagoona Xusay In Waqtigaan Aysan Munaasab Ahayn Madaama Lagu Jiro Xalad Abaareed Waqtigeedana Lala Sugo,hoos ka daawo muuqaalka.

 

Halkan ka daawo muuqaalka

About the Author

Jibril Qoobey
(ISBITALKA )GMC- HOSPITAL DHAGACADE. Kabilowdey Qaliimo losamenayo Qaar Kamidah Ciidanka ku Xaraysan Xerada General Carays ee Deegaanka Godod. Qaliinada Losamenayo Ciidanka waxa iska Kashanaya Musharax Duqa Dagmada Galkacyo Cawil Cabdile iyo (ISBITALKA )GMC- HOSPITAL. DHAGACADE. Waxa Qaliinada Fulinaya .Dhaqatirta kala Ah. DR Maizid iyo DR Cabdale Horeeye. Qaliinadan manta kabilowdey Isbitalka GMC HOSPITAL DHAGACADE . Waxa Goobjoog ka ahaa musharax Duqa Dagmada gaalkacyo mudane Cawil Cabdile iyo sido kale Taliyaha Ciidanka Darawiishta gobolada mudug iyo Ceyn ee Puntland mudane Sharmake shiikh doon iyo . Agasimaha Isbitaalka GMC- mudane Maxamed Cabdirisaaq warsame iyo masuuliyen kale.

Be the first to comment on "Video:-Waxgaradka Gobolka karkaar oo fariin adag u diray siyaasiyiinta Xamar kusoo fashilmay ee Puntland Qaska ka bilaabay"

Leave a comment