Video:-Wasiirka Socdaalka Kanada oo ugu yaboohay Somaliya 21-milyan oo Dolar

Dawlada Kanada ayaa ku dhawaaqday dhaqaale Gaaraya 119 milyan oo Dolar Dalal ay kamid yihiin Nigeria,Somalia iyo Yemen.

Dhaqaalahan ayaa loogu talagalay waxkaqabashada abaaraha daran ee dalalkaas aafeeyay,si gaar ah dhaqaalahan ay dawlada kanada ku yaboohday ayaa Somaliya waxay ka heshay qoondo gaaraya 21 milyan oo Dolar.

Shir jaraa’id oo uu ku qabtay Tioronto Wasiirka Socdaalka iyo Jinsiyadaha Kanada Axmed Xuseyn ayaa ku dhawaaqay lacagtan,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 

Be the first to comment on "Video:-Wasiirka Socdaalka Kanada oo ugu yaboohay Somaliya 21-milyan oo Dolar"

Leave a comment