Video:-Maxay kawada hadleen Rw Khayre iyo Imaamka Beelaha Mudulood

Imaamka ayaa Ra’isul Wasaaraha iyo Wasiirada la socday kusoo dhaweeyay Hoygiisa, waxaana kulan ku dhax maray Guriga Imaamka Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya, Wasiiro katirsan Xukuumada, Xildhibaano iyo waxgarad kasoo jeeda Beesha Mudulood.

Imaam Maxamed Yuusuf oo kulanka ka hadlay ayaa soo dhaweeyay Wasiirada uu soo magacaabay Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya, waxa uuna ugu baaqay Xildhibaanada in ay codka kalsoonida siiyaan Xukuumada cusub.

Beesha Mudulood ayaa si weyn u taageertay Xukuumada Ra’isul Wasaare Xasan Cali Kheyre, waxaana Siyaasiyinta iyo waxgaradka Beesha Mudulood badankood sheegeen in ay taageersan yihiin xukuumada cusub,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Be the first to comment on "Video:-Maxay kawada hadleen Rw Khayre iyo Imaamka Beelaha Mudulood"

Leave a comment