Muqdisho:-Daawo Golaha wasiirada Fadaraalka oo maanta yeeshay kulankoodii ugu horeeyay

Golaha Wasiiradda Xukuumada Fadaraalka ee uu shalay Baarlamaanka Fadaraalku siiyay Kalsoonida,ayaa maanta  waxa ay yeesheen  Kulankoodiii ugu Horeeyey.

 Kulanka Golaha Wasiiradda ee maanta ayaa diiradda lagu saaray Wax ka qabashadda amniga guud ee dalka iyo sidoo kale sida ugu haboon ee loo caawin karo dadka ay abaaraha Saameeyeen ee ku kala sugan Goboladda dalka.

Kulanka ay maanta yeesheen Golaha Wasiiradda cusub ee Xukuumadda fadaraalak  Soomaaliya ayaa noqonaya Howshii ugu horeysay ee ay qabtaan,kadib ansixinttii shalay ee baarlamaanka ee shalay,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka