Video:-Dib u dhiska wadada Gaalkacyo iyo Garowe oo la bilaabayo

????????????????????????????????????

Saxiixa heshiiska waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka howlaha guud, madaxda sare ee hay’adda PHA, Masuuliyiinta shirkadda Isxilqaan iyo saraakiil ka socotay hay’adda GIZ oo mashruucan masuul uga ah midowga yurub iyo dowladda Jarmalka.

Shirkadda ku guulasatay qandaraaska ayaa si deg deg ah u bilaabi doonta dhismaha  wadadan dhererkedu yahay 80km oo u dhexeysa Xarfo iyo tuulo jalam, waxaana ku baxay lacag gaaraysa 6 milyan oo dollar oo ay bixiyeen midowga yurub.

Shacabka Puntland iyo kan guud ee Somaliyed ayay wadadan muhiim u tahay isku socodkooda,waxaana laga war dhawrayay in mudo ah bilaabida dib u dhiska wadadan.

Inkastoo dib udhiska wadada ee hada la bilaabayo ay tahay qayb kamid ah wadada,taasoo ah  Jalam ilaa Xarfo, hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka