Farmaajo oo dib ugu soo laabtay muqdisho

Madaxeynaha Soomaaliya iyo wafti uu hogaaminayo oo maalmahan ku maqnaa magaalada London ee dalka UK ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib markii ay kasoo qeyb galeen shirka looga hadlayey arrimaha Sooomaaliya ee halkaasi ka dhacay.

 Madaxweynaha iyo waftigiisa waxaa garoonka kusoo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan dowladda.