Akhriso:-Beelaha ay kasoo kala jeedaan Gudoomiyayaasha maanta la magacaabay ee muqdisho

Halkan hoose ka aqriso Beelaha ay kasoo kala jeedaan: Gudomiyaasha cusub e Degmooyinka

1- Gudoomiyaha Degmada C/casiis Sharmaarke Maxamed Ladane, Majeerteen

2- Gudoomiyaha Degmada Kaaraan C/fataax Nuur Cali Yaanyo, Abgaal, Reer Mataan

3- Gudoomiyaha Degmada Shibis Safiyo Sheekh Cali Jimcaale, Xawaadle

4- Gudoomiyaha Degmada Yaaqshiid Axmed Xasan Maxamuud, Abgaal, Cabdulle Caroone

5- Gudoomiyaha Degmada Howlwadaag C/kariin Cali Kaar, Murusade

6- Gudoomiyaha Degmada Hodan Maxamed Cantoobo, Habargidir, Cayr

7- Gudoomiyaha Degmada Dayniile C/wali Nuur Faarax, Murusade

8- Gudoomiyaha Degmada Wadajir Cumer C/llahi Xassan, Abaal, Daa’uud

9- Gudoomiyaha Degmada Dharkeynley C/raxmaan Siid Cali, Dir

10- Gudoomiyaha Degmada Shangaani Basmo Cumer Axmed, Reer Xamar.

11- Gudoomiyaha Degmada Xamerweyne Cumer Shariif Maye, Reer Xamar.

12- Gudoomiyaha Degmada Xamerjajab C/wali C/llahi Maxamed, Abgaal, Warsangeli.

13- Gudoomiyaha Degmada waabari Rowdo C/llahi, Habargidir, Saleymaan

14- Gudoomiyaha Degmada Boondheere Zainab Yuusuf Wehliye, Abgaal, waceysle

15- Gudoomiyaha Degmada Warta Nabada Zainab Maxamuud Warasame, Habargidir, Sacad